Maamulka Gobolka Banaadir Oo Degniino Culus Udiray Ganacsatada Magaalada Caasimada ah Ee Muqdisho

0

Maamulka Gobalka Banaadir ayaa xalay Magaalada Muqdisho waxa Uu ka Bilaabay Wajiga Labaad Ee Bilic soocelinta Caasimada iyada oo shaqooyin dhowr ah ka qabtay oo ay ka mid aheyd in caasiamada muqdisho Laga qabanayo Caradda Wadooyinka Magaalada,waxaana la sheegay in caaradaan ay keenen Biyaha Roobka

masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka banaadir ayaa ku sugnaa goobaha carada laga qaadayay waxaana ay dalbadeen in laga caawiyo sidii Magalada Muqdisho ay Unoqoto Magaalo Bilicsan islamarkaasna Xagaa Nadaafada ah mid sareysa ,

agaasimaha waxda nadaafada maamulka gobolka banaadir sharmaake cadow tuur yare oo warbaahita la hadlay ayaa waxa uu sheegay in loobahay in shacabka somaliyeed ay ilaaliyaan bilicda caasimada islamarkaasna ay qeyb tooda ka qaataan bilic soo celinta iyo nadaafada magaalada caasimada ah ee muqdisho

waxaana uu sidookale dagni adag u diray ganacsatada somaliyeed iyo dadka qashinka soo dhiga wadooyinka caasimada waxaana uu sheegay in aan la ogolaan doonin islamarkaasna ciidi qashin soo dhigta wadooyinka caasiamada ganaax garka loo suridoono

agaasimaha ayaa waxa uu tilmaamay in maamuka gobolku uu dadaal badan ku bixiayay bilic soocelinta caasimada aysana marna aqbaleyn in lagu ciyaaro dadaalkooda

Maamulka gobolka banaadir ayaa mudooyinkii dambe wadayb dadaalo waxlooga qabanayo biyaha roobabka ka day caasimada iaydoona ay xusid mudantahay in maamulku uu sheegay in awoodooda ay ka badantahay saameynta ka dhalatay roobabka ka day,ay maagaalada caasiamada ah ee muqdisho

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here