Wararka Jubbaland Oo Hambalyo Udirtay Madaxweynaha iyo M/ Ku Xigeenka Cusub Ee Hirshabeelle By feysal - Kasım 14, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Dowlad Goboleedka Jubbaland waxay Hambalyo iyo bogaadin u direysaa Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Hirshabeele, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo ku xigeenkiisa Mudane Yuusuf Axmed Xagar. Halkaan Hoose Ka Akhriso