Ana Sayfa Wararka Mushraxiinta Madaxweynaha Hirshabeele iyo M/ Ku Xigeenka Oo Maanta Qudbadooda Jeedinaya

Mushraxiinta Madaxweynaha Hirshabeele iyo M/ Ku Xigeenka Oo Maanta Qudbadooda Jeedinaya

0
Mushraxiinta Madaxweynaha Hirshabeele iyo M/ Ku Xigeenka Oo Maanta Qudbadooda Jeedinaya

Magaalada jowhar ee caasimada dowlad gobleedka hirshabeele maanta waxa lagu wada in ay ka dhacdo munaasabada qudbad jeedinta  musharaxiinta utartamaya madaxweynaha maamulka hirshabeele uu yeelanayo iyo madaxweyne xugigeenkiisa

Ilaa iyo dhowr musharax oo qaatay shahaada musharaxnimo ayaana maanta dhamaantood qubbadahooda jeedin doona

Nabadoon maxamedyacqqub isxaaq oo lahadlay idaacada simba ayaa sheegay in siwanaagsan kusoo gabagaboobeen diiiwan galintamusharaxiinta islamarkaasna ay horay usoo doorteen gudoon iyo barlamaan aqooleh  hadana ay filayaan in qudbad jeedinta musharaxiinta ay siwanaagsan ugu soo gabgaboodo

Waxaana uu raja wanaagsan nabadoonku ka muujiyay kardidamusharaxiinta u tartaamayya xilka madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka hirshabeele isagoo xusay in muraxiintaan ay iyadoo dowladjirin ay shaqeyn jireen

Dhankle nabadoon isxaaq yacquub ayaa tilmaamay in kalsooni weyn ay ku qabaan barlamaanka iyo musharaxiinta cusub ee hirshabeele iskamarkaasna ay filayaan in si nabdoon kusoo gaba gabooowdo doorashada maamulka hirshabeele

Beri oo arbaca ah taariiqdanu ay ku beegan tahay 11-11-2020 ayaa waxa lagu lasoo gabgabeyn doona doorashada  maamulka hirshabeele

waxaana la filayaa in uu usoo baxayo madaxweyne ku cusub saaxada maamulka madaxweynaha hirshabeele iyadoo ay xusid mudan tahay in musharaxiin dhowr ah ay isku garbinayaan qaba shada xilka madaxweynaha iyomadaxweyne ku xigeenka hirshabeele

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here