Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/laahi ayaa ka horyimid Guddiga Doorashooyinka ee uu Ra’iisul Wasaaraha u soo magacaabay Maamulka Doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi.
Halkaan Hoose ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi.
