Ayax Farabadan oo ku degay tuuloyin Hoosyimada Magaalada Jowhar

0

Wararka ka imanaya goblka shabeelaha dhexe ayaa waxa ay ku soowaramayaan in tuulooyin badan oo hoostaga gobolka shabeelaha dhexe eek u degay anyax farabadan islamarkaas uu saameyn xoogan ku yeeshay dadka beeraleyda ah ee ku dhaqan gobolka shabeelaha dhexe

Ayaxan ku dagan tuulooyin badan oo u dhaw degmada jowhar ee gobolka sh.dhexe ayaa waxa la sheegay in uu ka yimid dhanka gobolka hiiran islamrkaasna uu gabi.aanba baabi iyay dhamaanba tuulooyinkii uu ku soo dagay geedihii ku yaalay

Mid ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay idaacadani simba ee muqdisho ayaa sheegay in anyax farabadan uu kusoo dagay toolooyin badan oo dhaca galbeedka  degmada jowhar oo ay ka mid tahay golaley

Waxaana uu sheegan in anyaxaan uu sameyn xoogan uu ku yeeshay beeraleyda tuulooyinkaas islamarkaasna uu ka baabi,iyay dalagyadii ay beerahooda ku beerteen isagoo tilmaamay in anyaxaan uu yahay mid halis badan islamar’ahaantaana geedkii qoyan oo uu ku dagana uu qalajinayo

Dhankale qofkaan ka mid ah dadka deegaanka ayaa dowladda faderaalka maamulka hirshabeele iyo cidkasta oo waxkaqaban karta anyaxaan uu ugu baaqan in ay waxqabtaan anyaxa n ku dagay tuulooyin holeh oo ka tirsan degmada jowhar

Anyax farabadan ayaa ku dagay Qeybo babadan ka mid goboladda dhaca koonfuta iyo bartamaha Somalia

Waxaana uu anyaxaasi uu saameyn xoogan ku yeeshay dadka danyarta ah gaar ahaana dadka beeraleyda ah ee ku dhaqan bartamaha iyo koonfurta somalia

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here