Akhriso:-Jubbaland oo Maalmo Kadib Ka Hadashay Dilkii Maamulihii Amal Bank

0

Dowlad Goboleedka Jubbaland oo war-saxaafadeed kaso saartay dilkii maamulihii Bangiga Amal ee Magaalada Kismaayo.

Shir deg-deg ah oo ay Golaha Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland isugu yimaadeen maalinimadii shalay ahayd kaas oo uu shir guddoominayay madaxwayne ku-xigeenka labaad ahna kusimaha Madaxwaynaha Jubbaland ayaa waxaa lagu amray hay’addaha amniga in sida ugu dhakhsiyaha badan lagu soo dhamaystiraa baaritaanada aywadaan ee la xiriira dilkaas.

Goluhu waxaa uu u tacsiyeeyay ehelkii, Carruurtii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum Cabdullaahi Cabdisalaan Sheekh Axmed (Shigshigow).

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here