Kooxo hubeysnaa ayaa goordhaweyd Gudoomiye Waaxeed waxa ay ku dileen Magaaladda muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Dilkaan ayaa ka dhacay Waaxda Shanaad Siinka Dheer ee Degmadda Kaxda ee Gobolka Banaadir.
Gudoomiyaha la dilay ayaa lagu magacaabi jirey ibraahim Colow Cali,waxaana dilkiisa ka dambeeyay kooxo bastooladdo ku hubeysnaa oo goobta isaga baxsaday.
Goobta uu dilka ka dhacay waxaa gaaray ciidamadda amaanka Dowladda federaalka Soomaliya,waxaana socda baaritaano.

