Xukuumada Somaliland ayaa ku dhawaaqday in gabi ahaanba ay hakisay kulamadii iyo wadatashiyadii ay lala haayeen qaramada midoobe
Waxaana war qad qoraal ah oo kasoobaxday Somaliland lagu sheegay in ay hakiyeen wax walba oo kusaabsanaa baraamijyada qaramada midoobe ee deegaanada maamulka somalialand
Xukuumada Somaliland wax faahfaahin ah kama bixin sababta rasmiga ay u joojiyeen wadda shaqeyntii ay lala haayeen qaramada midoobe
Lkn waxaa la qiyaasayaa in sababtu ay tahay in Somaliland ay ka carootay heshiisyo ay galeen ha,adaha qaramada midoobe iyo dowladda faderaalka somalia

