Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Axmed Xasan Iimaan ayaa shir gudoomiyay kulanka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo ah mid todobaadla ah, kaas oo looga hadlayay horumarinta Caasimadda.
Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha amniga, Nadaafadda iyo horumarinta caasimadda. Iyadoo ay ka qeyb galeen Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir, qaar ka mid ah Agaasimeyaasha Gobolka iyo xubno kale.
Shirka oo ah mid todobaadle ah ayaa la isku afgartay in la dar dargeliyo bilic soo celinta caasimadda iyo xoojinta amniga.
maamulka gobolka baanadir ayaa muddoyinkii dambe dardar galinayay howlaha shaqo ee lagu hormarinayo caasimada muqdisho oo ah magaalao madaxda dalka islamarkaasan ay dowladdu ay ku shaqeyso
waxaana xusid mudan in ay tahay in dalka halka laga fiirinayo ay tahay


