Golaha Amaanka Qaramada Midoobe Oo Shir ka yeelanaya Arimo Ku saabsan Somalia

0

 Shir looga hadlayo arimaha somaliya islamarkaasa ay soo qaban qaabisay  qaramada  midoobe ayaa maanta lagu wada in uuu ka dhaco magaalada casimada ah ee muqdisho

Shirkaan ayaa waxa looga hadlayaa arimabadan oo ku sabsan xaladaha Somalia gaar ahaan arimaha kaabayaasha dhaqaalaha ka hortaga musiibooyinka iyo arimaha kale oo badan

Waxaana shirkaan ka qeybgalaya masuuliyiinka ka tirsan Dowladdaha lahada tageera Somalia iyo ergayga gaar ka  ah ee qaramada midoobe jemis swan iyo masuuliyinka ka tirsan dowladda faderaalka ah Somalia

Waxa ayaa baha shirkaan golaha amaanka qaramada midoobe lagu lafagui doono ayaa sidookale waxa ka mid noqonaya saameynta uu cudurka corona virus uu ku yeeshay dhaqaalaha dalka iyo arimo kusabansan sugida amaanka iyo abaaraha ku dhuftay qeybo ka mid ah somaliaya iyo ladagaalanka anyayaxa ku habsaday gudaha somaliaya

Waxaana kaloo lafilayaa in looga hadlo shirkaan ay soo qaban qaabiyeen golaha amaanka qaramada midoobe fatahaadaha sameynta ku yeeshay dadka ku dhqan gobolada qaar ee Somalia

Shirkaan ayaa ah mid sanadkiiba mar laqabto waxaana looga hadlaya arimo kusaabsan xaalada adag ee ka tagan somalia

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here