Maamulka Hirshabeele Oo Looga Digay In Degdeg lagu Bilaabo soo Xulista Xildhibaanada

0

Maalmihii u danbeeyay  doorashoyinka maamulka hirshabeele ayaa aha mid uu qilaaf xoogan hareyay  iyadoo ay   xusid mudan tahay in degaanada mamulka hirshabele  si aad ah looga dareemayo diyaar garowga doorashada lafilaayo in ay ka dhacdo deeganada  hirshabeele

Qilaaf horleh ayaa lashegay in haatan uu ka dhex taaganyahay madaxeeynaha maamulka hirshabele iyo guddiga doorashoyinka hershabeele iyadoo uu madaxweynuhu uu isagu soo magacaabay gudigaani

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in gudiga doorashyinka oo shaqadooda wata  ay durbadii degamada jowhar  ka bilaben qorshihii barlamanka ay

ku soo xuli lahayeen

madaxweynaha mamulka hirshabele maxamed cabdi waare ayaa arinkaan ka biya  diiday

Waziirkii hore wassarada beeraha maamulka hirshabeelle xasan axmed muudey oo la hadlay idaacada simba Ayaa waxa uu ugu digay gudiga doorashoyinka inay  si degdeg ah ku  bilaaban  dhismaha  barlamanka 2 ee maamulka hirshabele

Dhanake wasiir xasan axmed ayaa sheegay in dhibaatoyin badan ay ka taagan tahay doorashooyinka hirshabeele

qilaafkaan dhanka doorashooyinka maamulka hirshabeele ayaa waxa uu imaanayaa xili wali xal   laga garin qilaafkii horay uga dhexeyay madaxda maamulka hershabeele iyo gudoonka barlamaanka hirshabeeele

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here