Wararka Akhriso:-MW Waare Oo Ka Hor Yimid Jadwalka Doorashada Hir-shabeelle Radio Simba - Ekim 6, 2020 0 Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamad Cabdi Waare ayaa kasoo horjeestay Jadwalka Doorashada ee ay soo saareen Gudiga Farsamada iyo Soo Xulista Barlamaanka Labaad ee Hirshabelle.