Wararka Akhriso:-Jadwalka Soo Xulista Baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle oo La Shaaciyay By Radio Simba - Ekim 6, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle ayaa soo saaray jadwalka soo xulista baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle.