Ra’iisul Wasaaraha Somalia Oo Markiisi Ugu Horeysay Ubaxaya Safar Dibada Ah

0

 

Raiisul wasaaraha cusub ee dalka maxamed xuseen rooble ayaa markii ugu horeysay la filayaa in maanta uu safa uga ambabaxo dalka

Raiisul wasaare rooble ayaa dhawaan la wareegay xilka raiisul wasaaraha dalka waxaana la filayaa in safarkii ugu horeyay uu ku tago dalka Kuwait

Raisul wasaare maxamed xuseen rooble ayaa dalka kuwit waxa la sheegay in uu uga qeybgalayo tacsida amiirkii dalka bin sabaah kaasi oo la sheegay in uu ku geeriyooday gudaha dalka mareykanka

Raiisul wasaare maxamed xuseen rooble ayaa maka uu dalka kaasi ku wait waxa la filayaa in kulamo goon gooni ah uu laqaato masuuliyiinta dalka ugu sareysa oo uu ugu horeyo amiirka cusub ee dalka Kuwait waxaana la rajeynayaa in uu kala hadlo arimaha kusaabsan labada dal ee Kuwait iyo Somalia dhanka amniga dhaqaalaha siyaasada iyo iskaashiga labada dal.

Sidookale raiisul wasaare rooble ayaa kulamada uu la qaadanayo masuuliyiinta dalka Kuwait waxa la filaiyaa in uu kaga warbixiyo xaalada uu haatan dalka kujiro iyo arimo kale

Safarka raiisul wasaaraha ayaa waxa uu imaanaya xili raisul wasaraha cusub mudoyinkii dambe laga sugayaan iin uu so mgacaabo xukuumadiisa cusub balse uu safar dhanka dibda ah uu ku yimid

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here