War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Qaraxa ayaa goordhaweyd ka dhacay magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Jugta qaraxa oo laga maqlay meelo kala duwan ayaa ka dhacday isgoyska Black Sea,gaar ahaan meesha ay saaran Tahay Diyaaradda Daallo Degmadda Holwadaag ee Gobolka Banaadir.

Goobjooge ayaa inoo sheegay in Haweeney isku soo xirtay  waxyaabaha qarxa ay halkaas  isku qarxisay,waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac.

Simbanews.com kala soco wixii kusoo kordha

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here