Madaxweynaha Hir-shabeelle oo la kulmay taliyaha Ciidamadda Xoogga+Sawirro

0

Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Gen Odowaa Yuusuf Raage iyo saraakiisha Qeybta 27-aad ee ka howlgala Deegaannada Hirshabelle, waxaana ay ka wada hadleen arrimo kale duwan oo la xiriira ammaanka Deegaannada Hirshabelle.

Madaxweyne Waare Ayaa Taliye Odowaa iyo saraakiishaasi kala hadlay Xaaladda amniga HirShabelle, iyo dardargelinta barnaamijka kalaguurka Soomaaliya ( Somalia Transitional Plan) ee xorreynta degaanada HirShabelle.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here