Golaha Shacabka oo Ansixiyay Ra’isulwasaaraha Cusub ee Xukuumadda Federaalka

0

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa codka kalsoonida ah siiyay Ra’isulwasaaraha Cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxaana ogolaatay 215-xildhibaan oo ah tirada guud ee Xildhibaanadda kulanka soo xaadiray wax diiday iyo wax ka aamusay midna ma jirin,sida uu sheegay guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulanka shir guddoominayay.

Habeenkii jimcaha ayuu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), magacaabay Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here