Madasha xisbiyada qaran ayaa soodhaweyay heshiiska madaxda dowlada fedaralka ah iyo dowladaha xubnaha ka ah kaasi oo kusaabsana xaaalada kal guurka ah ee uu dalka kujiro
Sidookale madashu waxa sheegtay in ay sidhaw ula socotay arimaha masuuliyiintu ay kawada hadlayeen oo ku saabsan arimaha doorashyinka dalka
Waxaana ay madashu ku baaday in hanaan hora usocod ah wax walba lagu dhameeyo
Iyo in gudiga doorashooyinka lagu daro dadka mid ah saamileeyda siyasadeed ee dalka



