Maxaweynihii hore ee maamulka koonfur galbeed shariif xasan sheeq aadan ayaa iskulul uga hadlay in dalka wali aan loosoo magaacbin raisul wasaare cusub.
Waxaana uu sheegay in arintasi ay tahay mid dalka dhibaatooyin badan ku ah sida uu tilmaamay madaxweyne shariif xasan sh aadan
Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka koonfur galbeed Somalia ayaa waxa uu sheegay in sharcidaro ay tahay in madaxweynaha Somalia mudane maxamed cabdulahi farmajo uusan wali soomagacaabin raisul wasaare cusub oo dalku uu yeesho
Waxaana uu ugu baaqay Madaxweyne Farmaajo inuu deg deg ku soo magacaabo Ra’isal Wasaare cusub oo Xukuumad soo dhisa si’ marxaladda kala guurka Siyaasadeed loo maareeyo.
Shariif Xasan”Saansaanta noo muuqato dhibaatooyin badan ayaa Madasha umuuqato dalkii oo Baarlamaan leh Madaxweyne jiro inuu Ra,isalwasaare la,aan ahaado in dalkalagu hogaamiyo sharci daro weeyn waaye
Dhankale madaxweyne shariif xasan ayaa ka digay daca ah in la sameeyo muddo korarsi isagoo ku baaqay in la qabto doosho xor iyo xalal ah

