Kooxo hubeysnaa ayaa caawa dil waxa ay ka geysteen Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Dilkaan ayaa ka dhacay Degmadda Yaaqshid ee Gobolka Banaadir gaar ahaan Biya Daga Masaajidka Mataanaha.
Kooxo bastooladdo ku hubeysnaa ayaa hoygiisa waxa ay ku dileen nin odey ahaa,waxayna ka baxsadeen goobta uu dilka ka dhacay.

