Faah-faahin:-Qarax Ka Dhacay Degmadda Ceelwaaq ee Gobolka Gedo

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo maanta ka dhacay degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

Qaraxa oo ka dhacay Maqaayad ku taalla degmadda Ceelwaaq oo ay ku sugnaayeen Askar iyo dad Shacab ah ayaa si weyn loogu maqlay Xaafadaha Degmadda.

Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxa ku dhintay laba ruux, 3-kalana way ku dhaawacmeen,kuwaasi oo shacab u badnaa.

Al-shabaab ayaa inta badan sheegta Mas’uuliyadda Qaraxyadda noocaan oo kala ah.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here