Al-shabaab oo Weeraray Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Dowladda

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyay Ciidamadda Dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab oo ka dhacay degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha hoose.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii dagaalyahano ka Tirsan Shabaab ay weerar dhowr jiho ahaa ay ku qaadeen Saldhig Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin Degmadaas.

Labadda ciidan ayaa isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan,walina lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalka ka dhacay Awdheegle.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here