Ciidamadda Amaanka Dhuusa-mareeb oo Qabtay Khamri iyo dad ka Ganacsanayay

0

Wararka ka imaanaya Magaaladda Dhuusa-mareeb ee caasimadda Maamulka Galmudug ayaa ku waramaya in ciidamadda amaanka magaaladaas ay gacanta ku dhigeen khamri farabadan iyo dad ka ganacsanayay.

Saraakiil ka Tirsan Ciidamadda Booliska Magaaladaas ayaa sheegay in ciidamadda ay beegsadeen goob lagu sameyn jirey khamriga,islamarkaana lagu iibin jirey.

Sidoo kale waxa ay sheegeen saraakiisha in dadka lasoo qabtay sharciga lala tiigsan doono,waxayna digniin u direen dad kale oo  la tuhmaayo.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here