Al-shabaab oo Qarax Ku Dilay 10-askari oo Ka Trsanaa Ciidamada Kenya

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Ciidamadda Dowladda Kenya lagula eegtay Gobolka Woqooyi bari ee dalka Kenya.

Qaraxa ayaa ka dhacay wadada xiriirisa deegaanka Kulan iyo Libooye Kenya,waxaana lala eegtay gaari Kooyal ah oo ay la socdeen ciidanka Kenya.

War rasmi ah oo kasoo baxay Al Shabaab ayay ku sheegtay in ugu yaraan 10 askari ay ku dhinteen qaraxa tira kalane ay ku dhaawacmeen.

Dhanka kale ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Dowladda Kenya oo loogu hadlaayo qaraxa ka dhacay Gobolka Woqooyi bari.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here