Wasiirka Arrimaha iyo Dowladda hoose ee Maamulka hir-shabelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Degmada Buulo Burde C/casiis C/laahi Cabdi (Duurow), iyo Duqii Degmadda.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka ayaa lagu sheegay in Xilka Gudoomiyaha si KMG ahaan loogu dhiibay Liibaan Cabdi Nuur (Burisow).
