Ana Sayfa Wararka Al-shabaab oo Dilay 16 Askari oo Ka Tirsanaa Ciidamadda Dowladda Soomaaliya

Al-shabaab oo Dilay 16 Askari oo Ka Tirsanaa Ciidamadda Dowladda Soomaaliya

0
Al-shabaab oo Dilay 16 Askari oo Ka Tirsanaa Ciidamadda Dowladda Soomaaliya

Al-shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyadda Qaraxyo maanta Ciiidamo ka Tirsan kuwa Dowladda Soomaaiya Lagula eegtay Duleedka Magaaladda Muqdisho.

Qaraxyadda oo dhulka ku aasnaa ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa deegaanka Ceelsha Biyaha iyo degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.

War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Shabaab ayay ku sheegtay in qaraxyada oo ahaa kuwa is xigxigay ay ku dishay ugu yaraan 16 askari oo ah kuwa loo yaqaan Bangaraafta ee Mareykanku uu utababaray.

“Qaraxyo lagula beegsaday deegaanka Xaawa Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho waxaa ku dhintay ugu yaraan 16 karirsan Ciidamada Dana bee  dowladda Mareykanka Tababartay dhaawaca cadowga gaarayna waa 15 halka 2 gaari ay goobta ku basbeeleen” ayaa lagu yiri war kooban oo kasoo baxay Al Shabaab.

Wararka ayaa intaas ku daraya in 4 sarkaal oo katirsanaa ciidamada Danab ay kamid ahaayeen xubnaha lagu dilay qaraxa sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha Al-Shabaab.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here