Ana Sayfa Wararka Faah-faahin:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Faah-faahin:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0
Faah-faahin:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Miino oo saakay ka dhacay Xaafadda Taleex Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Qaraxa oo Dhulka ku aasnaa ayaa lala eegtay gaari Cabdibila ah ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya.

Inta la xaqiijiyay Saddex Askari oo la socday gaariga Cabdibile ah ayaa ku dhintay Qaraxaasi, halka sidoo kale ay ku dhaawacmeen laba kale oo dad shacab ah.

Saraakiil ka Tirsan ciidamadda Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijiyay dhimashadda askarta ka Tirsanaa Ciidamadda Dowladda Soomaaliya.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here

Bu site istenmeyenleri azaltmak için Akismet kullanır. Yorum verilerinizin nasıl işlendiğini öğrenin.