Wararka Puntland oo Cambaareysay Xayiraadda DFS Saartay Jubbaland iyo Shiikh Shariif Radio Simba - Eylül 22, 2019 0 Maamulka Puntland ee Soomaaliyeed waxa uu cambaaraynaynayaa Xayiraadda Socdaal ee DFS ay saartay Shacabka Jubbaland iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed.