Ana Sayfa Wararka Madaxweyne Deni oo Haweeney U Magacaabay wakiilka puntland ee maraykanka

Madaxweyne Deni oo Haweeney U Magacaabay wakiilka puntland ee maraykanka

0
Madaxweyne Deni oo Haweeney U Magacaabay wakiilka puntland ee maraykanka

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay Wakiil cusub oo Puntland u qaabilsan Qurba-joogta reer Puntland ee ku nool waddanka Maraykanka

Dikreeto xalay ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland oo tirsigeedu yahay Lr-68 ayaa lagu sheegay in Mulki Cabdisamad Xuseen loo magacaabay Wakiilka Puntland u jooga Dalka Maraykanka kadib markii la arkay baahida loo qabo xoojinta xiriirka u dhexeeya dowladda Puntland iyo Qurba-joogta reer Puntland ee ku nool waddanka Maraykanka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here

Bu site istenmeyenleri azaltmak için Akismet kullanır. Yorum verilerinizin nasıl işlendiğini öğrenin.