Ana Sayfa Wararka War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0
War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Khasaare geystay oo goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho.

Qaraxa oo gaari ku xirnaa ayaa ka dhacay Xaafadda Salaam degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir.

Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxa ku dhintay wiil dhalinyaro ahaa, labo kalana way ku dhaawacmeen.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in wiilka dhintay uu dhalay xildhibaan hore, Cabduqaadir Maxamed Mursal oo horay Muqdisho ay ugu dileen kooxo hubeysan.

Goobta uu qaraxa ka dhacay waxaa gaaray Ciidamadda amaanka Dowladda Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here

Bu site istenmeyenleri azaltmak için Akismet kullanır. Yorum verilerinizin nasıl işlendiğini öğrenin.