Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimada Muqdisho Md Cumar Maxamud Maxamed Omar Filish ayaa Kulan Casho soo dhoweyn ah Magaalada Muqdisho Ugu Sameeyay Madaxweynaha DG HirShabeelle Md Mohammed Abdi Ware iyo Madaxweynaha DG Koongur Galbeed Md Abdiasiis Hassan Maxamed Laftagareen oo Howlo Shaqo u Yimid Magaalada Muqdisho.
Kulanka oo intiisa Badan ahaa U Hambalyeyn iyo Kala Warqaadis Madaxweynayaasha Waxay Ku Dhiiragaliyeen Gudoomiye Cumar Filish ku inay Garab taagan yihiin Dadka Reer Muqdisho oo uu Madaxda u yahayna ay ka Sugayaan Waxqadka Amni Iyo Bulsho.
Gudoomiyaha Cusub ee maamulka Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed Omar Filish ayaa mudooyinkii dambe kulamo la qaadanayay Siyaasiyiinta iyo bulshadda gobolka Banaadir.

