Wararka

Dhageyso:-Xiisad Kacsanaan ah oo ka jirta Deegaanka Godinlabe ee G/galgaduud.

Wararka ka Imaanaya Deegaanka Godinlabe ee gobolka Galgaduud ayaa Sheegaya in halkaasi ay ka jirto xiisad u dhexeysa Ciidamda Maamulka Galmudug iyo Sidoo kale Kooxo maleeshiyaad ah oo is abaabulay islamarkaana xiliyada habeenkii ah dadka ku baarta xaafadaha deegaankaasi godinlabe. Wararku waxaa ay intaa ku darayaan in saqdii dhexe ee xalay dagaal uu dhaxmaray Ciidanka Ammaanka galmudug iyo Waliba Kooxahan ...

Read More »

Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo Maanta la Kulmay Dhamaan Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa maanta Kulan isbarasho ahaa la qaatay dhamaan Gudoomiyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir. Mudane Yuusuf xasan Jimcaale Madaale oo dhawaan xilka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir kala wareegay  Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir xasan Maxamed Yuusuf Mungaab ayaa sheegay in ujeedka kulanka uu ahaa in ay is bartaan gudoomiyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir Kulankii Maanta waxaa ka ...

Read More »

Howlgallo Waddo Furid ah oo ka bilowday Hiiraan.

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Kuwa Midowga Africa ee Amisom ayaa lagusoo waramayaa in maanta ay howlgal ay ku doonayaan In ay isugu furan Wadada isku xirta Magaalooyinka Baladweyn iyo Bulaburde waxaana ciidanka oo gaadiid Dagaal wata ay u ruqaansadeen dhanka wadada. Saraakiish Ciidanka Dowladda Soomaaliya ee Gobolka Hiiraann oo la hadaklay Radio Simba ayaa xaqiijiyey in amarkaan wado furidda uu ...

Read More »

Dhageyso:-Maamulkii la badlay ee degmada Caabudwaaq oo eedeyn u jeediyey Galmudug.

Magaalada Caabud-waaq Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Galmudug ayaa u Magacaabay Maamul Cusub iyagoona sidoo kale Badalay Maamulkii Degmadaasi ka jiray. Xubnaha Maamulka la badalay ayaa sheegaya xilligaan in aysan ka warqabin isbadalka Dhinaca Maamulka ah ee ay sameeyeen masuuliyiintaan Ka Tirsan Maamulka Galmudug. Khaliif C/Samad Cali oo ahaa Gudoomiyihii Arimaha Bulshada Maamulkii la badalay ayaa u sheegay Idaacadda Simba in ...

Read More »

Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee Jubbooyinka oo Sheegay in ay iska Daafacayaan Weerarada ay Fariisimahooda kusoo Qaadayaan Ciidanka Jubba iyo Kuwa Kenya.

Cabdirashiid Macalin Gaas oo ah afhayeenka Ciidanka Dowladda Soomaaliya ee Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo oo la hadlay Radio Simba ayaa sgheegay in Maalmahaan ay soo badanayeen Weerarada Ciidanka Dowladda Soomaaliya Xarumahooda ay ku qaadayaan Ciidanka Jubbaland oo kaashanaya Kuwa Dowladda Waddanka Kenya. Sababta Ka dambeysa arintaan ayuu sheegay in aysan ka warqabin waxaana uu ku Eedeeyey inay arintaan Ka Warqabaan ...

Read More »

Galmudug oo Maamul Cusub U Magacaabay Degmada Caabud Waaq.

Halkaan Ka aqriso Xubnaha La Magacaabay magacyada iyo xilalka loodhiibay   Mahad Cumar Cilmi guddoomiyaha degmada Caabudwaaq.   Muxudiin Cabdi Geelle, ku xigeenka guddoomiyaha degmada.   Cabdikaafi Sheekh Cali, xoghayaha dowladaha hoose.   Cabdulle Cartan Aadan, madaxa waaxda amniga iyo siyaasadda.   Yuusuf Maxamed Axmed, Madaxa waaxda arrimaha bulshada ee degmada. Axmed C/qaadir Aadan, Madaxa waaxda maaliyadda.   Ibraahim Faarax ...

Read More »

Raisul Wasaarihii dalka  Romania Victor Ponta oo si Casilay Goor Dhaweyd

Ra’iisal Wasaarihii dalka Romania Victor Ponta ayaa Goor dhaweyd ku dhawaaqay in uu iska casilay  xilka Raisulwasaaraha isagoona sheegay in ay dhacday xukuumadiisa Romania, Dadka ku dhaqan dalka Romania ayaa Raisulwasaaraha dalka Romania ku eedeeyay in uu wax ka ogaa dabkii todobaadkii aynu soo dhaafnay ka kacay mid kamid baararka dalka Romonia oo ay  ku dhinteen ugu yaraan  32-qof  oo ...

Read More »