Al-shabaab oo Sheegtay Qaraxa Ka Dhacay Magaaladda Kismaayo

0

Xarakadda Al-shabaab ayaa sheegatay Mas’uuliyadda qarax  iyo weerar caawa lagu qaaday hoteelka Cas-casey ee ku yaala Magaaladda kismaayo ee Gobolka Jubadda Hoose.

Warbaahinta Al-shabaab ayaa lagu baahiyay in dagaayahano ka Tirsan shabaab ay gudaha u galeen Hoteelka oo ay dagan yihiin mas’uuliyiin kala duwan.

“Shabaab ayaa weerar ismiidaamin ah iyo mid toos ah ku qaaday mid kamida Hoteellada ay deganyihiin saraakiisha maamulka Jubbaland” ayaa lagu yiri war kooban oo Al Shabaab kasoo baxay.

Jubbaland wali kama aysan hadlin qaraxa ka dhacay magaaladda kismaayo.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here