Ciidamada amaanka maamulka galmudug ayaa waxa lasoo sheegayaa in howlgalo miino baaris ah ay ka sameeyeen deegaan ka tirsan gobolka mudug
ciidamada daraawiishta mamulka galmudug ayaa waxa lasoo sheegayaan in howlgaladaan miira maarista ah ay ka fuliyeen deegaanka baacadweyne ee dhaca koonfurta gobolka mudug
howlgakaani la sheegay in uu haa mid qorsheysan ayaa waxa la sheega in ciidamadu ay miinooyinka kaga soo saareen deegaanka bacaadweyne iyo deegaano kala oo hostaga
waxaa jirta in deegaanka badcaaweyne iyo guud ahaan deegaanada miina baarista ay ka sameeyeen ciidamada amaanka maamulka galmudug in ay hoy ay ugu dagaalameen xubno ka tirsan dagaalamayaasha al-shabaab iyo maeeshiyo dadka deegaanka ah
saraakiisha hogaaminaysan howlgaladaan laga fuliyay deegaanka bacaadweyne ee gobolka mudug ayaa waxa ay sheegeen in al-shabaab ay miinooyin dhowr ah ku aaseen wadooyinka deegaanada hoosyimada bacaadweyne islamrkaasna howlagaladaan ay kaga danahaayyeen sidii miinooyinkaasi looga saari laha
waxaana saraakiishu ay intaasi ku dareen in howlgalada nuucni oo kale ah ay sii wadi doonana tan iyo in al-shabaab ay kaga saarayaan deegaanada hooyimaada deegaanka bacaadweyne ee gobolka mudug
al-shabaab iyo maleeshiyo dadka deegaanka bacaadweyne ayaa dhowr jeer ku dagaalamay deegaanka iyadoo mamulka galmudug uu ku amaanay dadka deegaanka sida ay iskag celiyeen dagaalamayasha al-shabaab
wixi intaas ka danbeyay maamulka galmudug ayaa waxa uu ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah al-shabaab kaasi oo aan wali wax tilaabo ah loo qaadin marka laga soo tago howlgalo amni xaqiijin ah oo ciidamada daraawiishta galmudug ay ka sameeyeen deegaanada hoostaga deegaanka bacaadweyne ee gobolka mudug

