Akhriso:-Guddiga Amniga Doorashooyinka oo Lagu Amray in ay Faragalinta Ka Daayaan Doorashooyinka

0

Warqad  kasoo baxday Xafiiska Raisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa waxaa si kulul loogu hadlay  xarig dhawaan magaalada Muqdisho loogu geystay mid kamid ah Nabadoonada kasoo jeeda gobolada Waqooyi ee  Soomaliya ee ku jira liiska 135-ta Oday.

Warqada kasoo baxday  Xafiiska Raisulwasaaraha Soomaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa  waxaa sidoo kale lagu amray Guddiga Amniga Doorashooyinka  in ay Faragalinta ka Daayaan Doorashooyinka.

Halkaan Hoose Ka Akhriso Warqadda Raisulwasaaraha  Xukuumadda Soomaliya

homar

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here