Wararka Mamulka Gobolka Gedo Oo Cambaareyay Qarax Ciidamada Dowladda Lagu La Beegsaday Degmada Luuq By feysal - Ocak 21, 2021 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Maamulka Gobalka Gedo ayaa si kulul u cambaareynayaa werarkii qarax ah oo dagaalamayaasha Al-shabaab ay la beegsadeen kolonyo ciidan ah oo safar dhulka ah ku marayay degaanada fog ee Degmada Luuq