Gudomiyaha Guddiga Madaxbannan ee Doorashooyinka Qaranka Oo Booqatay Xarunta Guddiga Oo Dhismo Ku Socdo

0
Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo yareey

Gudomiyaha Guddiga Madaxbannan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil ayaa kormeer ku tagtay halku uu ka socda dhismaha Xarunta dhexe ee Gudiga Doorshooyinka dalka.

Kormeerkan ayaa waxaa Gudoomiyaha Guddiga kuweheliayay xubno kasocda Qaramada Midoobay xafiiskooda qaabilsan taageerada Doorashooyinka, waxayna si wadajir ah usoo kormeereen qaybaha dhismayaasha sida xafiisyada, xarunta keydka xogta iyo bakhaarada keydka agabka Doorashada.

Xaruntan ayaa Guddiga Doorashooyinku si rasmi uga hawlgali doona horaanta sanadkan 2021 .
waxaana usid mudan Guddigaan laga sugayo in dalka ay ka qabtaan doorasho si xaq ah ku dhacda walow lagu muransanyahay guddiga doorashada ee dowladdu ay magacowday kuwaasi oo lagu eedeeyay in ay ku jiraan xubno ka tirsan dowladda gaar ahaana hay,ada nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee nisa

sidookale waxa jirta in ilaa iyo aan si rasmi ah loo bilaabin doorashooyinka dalka oo waqtigan ookale wax ka bilownaan jiree

iyadoo waqtigii lagu heshiiyay ee shirarkii dhuusamareeb iyo muqdisho iyo jadwalkii doorashada ee ay soo saareen guddiga dowladda ayaa dhaantood dib u dhacay
waxaana loo sabababeynyaa arinkaani dib u dhaca keenay in aan wali laga heshiin doorashada

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here