Wasiir Ka Tirsanaa Maamulka Puntland oo Iscasilay iyo Sababtana Shaaciyay

0

Wasiirkii Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda Puntland, Maxamuud Xaaji Saalax ayaa si rasmiya warqad is casilaad ah ugu gudbiyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Warqadda Iscilaaddiisa, ayuu ku sheegay in isaga iyo Madaxweyne Deni ay isku fahmi waayeen Nidaamka shaqo ee Wasaaradda Kalluumeysiga, sidaas darteedna uu xilka isaga casilay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here