War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Qaraxaan ayaa ka dhacay Dugsi sare Banaadir ama aagga Isbitaalka Deefa oo ku dhow Madaxtooyaddii hore ee CabdiQaasin Degmadda Hodan ee Gobolka Banaadir.

Sida naloo xaqiijiyay Qaraxa ayaa lala eegtay Ciidamo watay gaari Cabdibile ah.

Khasaare dhimasho iyo dhaawac ba leh ayaa la sheegayaa in qaraxa uu ka dhashay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here