Akhriso :- Isbadalo Lagu Sameeyay Taliska Ciidanka Booliska Galmudug

0

Taliska guud ee ciidanka booliska maamulka galmudug ayaa isbadal ku sameeyay qaar kamid taliska degmooyinka maamulka galmudug kadib dhacdadii lagu laayay saraakiisha ciidanka xooga dalka sagaalkii bishaani
taliska ayaa magacaabay saraakiil cusub iyo taliyaal halka uu uu isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka booliska maamulka galmud.

Halkaan Hoose Ka Akhriso

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here