Madaxweynaha dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay maamulka cusub ee degmada Baxdo.
Madaxweynaha ayaa Mohamed Abdullahi Muse u magacaabay gudoomiyaha degmada Baxdo, iyo AhmedSalad Abdullahi Warsame oo gudoomiye ku xegeen loo magacaabay.