Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya rag hubeysnaa oo goordhaweyd oo caawa ah lagu dilay magaaladda muqdisho.
Falkaan ayaa ka dhacay Degmadda Dharkinley ee Gobolka Banaadir.
Sida ay xaqiijiyeen Laamaha amaanka Dowladdda Soomaliya, ragga la dilay ayaa ahaa kuwa dhaca Mobiladda iyo alaabaha kale ay dadka wataan,waxaana rasaas ay isweedaarsadeen Ciidamo ka tirsan Kuwa Dowladda Soomaaiya,taasi oo sababtay in la dilo.
Ragga tuugadda ah ayaa mudooyinkii dambe kordhiyay dhaca ay ka geystaan Xaafadaha magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

