Wararka Akhriso:-Jubbaland oo war kasoo Saartay Doorashadda iyo Arinta Gobolka Gedo By Radio Simba - Aralık 6, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp War saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Jubbaland ayaa looga hadlay doorashada qabsoomideeda muranka badan ka taagan yahay iyo ciidamada dowlada ee jooga gobolka Gedo.