wararka ka imaanaya magaalada garoowe ayaa waxa la sheegay in kulan deg deg ah oo ay yeesheen xildhibaanada barlamaanka putland ay xasaanada ka qaadeen ilaa iyo 8 mudan oo ka tirsanaa maamulka putland ku oo loo soo jeediyay eedaymo kala duwan
amaanka xarunta barlamaanka ayaa waxa la sheegay in aad loo adkeeyay
waxaana la sheegay in ciidamo badan oo ka titsan putland ay buuxdhaaiyeen wadooyinka soo gala xarunta barlamaanka
magacyada xildhibaanada codka kalsoonida laga la laabtay ayaa waxa lagu sheegay xildhibaanada kala ah
Xildhinaan Cabdijamal Cismaan
Xildhibaan Cabdiqani surato
Xildhibaan Muuse Jajabsay
Xildhibaan Baduugaaye
Xildhibaan Maxamuud Maxamed Barre
Xildhibaan Saleeban Faarax.
Xildhibaan Cabdiraxman Dhoore
Xildhibaan Maxamud Axmed Caalim.
xalay ilaa saakay waxa magaalada garoowe ka taagneyd xiisad siyaasadeed iyo khilaaf u dhexeeya gudoomiyaha barlamaanka putland cabdirashiid yuusuf iyo qaar ka mid ah xildhibaanada barlamaanka
waxaana xalay xildhibaanadu ay wadeen kulamo kala gadisan oo laba mooshin ah
ku dhawaad 40 xildhibaan ayaa waxa ay wararku sheegayaan in ay mooshin saakay ka keeneen gudoomiyaha barlamaanka putland islamatkaasna ay saxiixeen mooshinka.
waxaana warar hoose oo an helayno ay sheegayaan in hada uu wali soconayo mooshin xilka looga tuurayogudoomiayaha barlamaanka putland.
Gabi ahaanba lagu guuladareystay sida la sheegay mooshinadaan ay xildhibaanadu wadeen xalay iyo saakay in labaajiyo

