
wasaarada caafimaadka xukuumada faderaalka somaliya ayaa shaacisay in dad horleh ay u geeriyoodeen cudurka halista badan corona virus
Tirada dadka laga baaray Covid-19 ayaa waxa ay wasaaradu ay sheegtay in Isbuucii ugu dambeeyay Soomaliya ilaa 3,203
waxaana ay wasaaradu ay sheegtay in Laga Helay: 63
deegaanada Somaliland ayaa laga helay 24 qof oo cudurka qaba
halka deegaanada Puntland laga 23 qog
gobolkaan Benadir ayaa waxa la sheegay in laga helay ilaa 16 qof
dadka cudurka laga helay ayaa ubadnaa rag kuwaaas oo garayay ilaa 54 qof
dumarka ilaa 09 qof
waxaana wasaaradu ay shaacisay in cudurka kasoo Bogsadeen ilaa iyo 28 qof oo uu cudurku haleelay
tirada dhimashada dad cusub ee cudurka u geeriyooday ayaa waxa lagu sheegay 5 qof
Tirada Guud ee Laga Helay: 4,445
Bogsashada Guud: 3,412
Dhimashada Guud: 113
wasaarada caafimaad ayaa waxa ay soo saartay dagniino ku aadan cudurka corona virus waxaana ay sheegtay in loo baahanyahay in laga digtoonaado khatarta cudurka oo kusoo laba kacleeyanaya dalka islamarkaas dad badan sooritay
