Dagaal Dhimasho Sababay Oo laba mashibeeleed Ku Dhexmaray Deegaan ka Tirsan Hiiraan

0

warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo qarxay deegaan hoosyimada degmada matabaan ee gobolka hiiran

dagaalkaan ayaa waxa la sheegay in uu yahay mid u dhaxeeyay maleeshiya beeleed wada daga deegaanka xajiin farayare ee gobolka hiiran

waxaana lagu soo waramayaa in dagaalkaan uu yahay mid salka ku haya isqabqabsi ku saabsan baraakado iyo baca laga qoday deegaanka xajiin farayre taasi oo la sheegay in ay shaqaaqo ka dhalatay islamarkaas uu hakaalsi ka dhacay dagaal qasaare kala duwan oo iskgu dhimasho iyo dhaawac uu dagaalku geeystay

qasaaraha ka dhashay dagaalka labada maleesho beeleed ku dhexmaray deegaanka xajiinfarayre ee hoostaga degmada matabaan ayaa inta la xaqiijyay waxa ku dhintay ilaa iyo 5 ruux oo labada dhinac iskugu jira halka tira intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen

colaada iyo dagaalka beelaha wada deegaanka xajiin faryare oo qiyaasitii 15km ujira degmada matabaan ayaa maanmahaanba taagneyd iydoo ugu dambeyn ay labada beelood dagaalkoodu uu halkaasi ka qarxay

wararka ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalka beelaha ay ku bexeen ciidamoka tirsan maamulka galmudug si ay ukala dhexgalaan colaada ka taagan deegaanka farayare

daagaal beeleedyada dhexmara beelaha wada deegaanada gobolka hiiraan ayaa inta badan ku laablaabtay halkaasi mana jirto wax xal ah oo ilaa iyo hada laga gaaray dagaal beelaadyada

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here