Madaxweynaha Dowlada Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan aaladda fogaan aragga la qaatay Wakiilka Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobe Ambassador James Swan
waxaana ay kusoo jemis swan ayaa u hambalyeeyay madaxweyanaha cusub ee hirshabaale iyo K/Xigeenkiisa, waxaana uu sheegay in uu soo dhaweeynayaan
Kulankaan ay wada qaateen wakiil xoghaya guud qaramada midoobe ee somaliya iyo madaxweyanaha maamulka hirshabeele ayaa waxaa looga hadlay Arrimaha Amniga, Dib u Heshiisiinta iyo taaba gelinta Doorashooyinka heer Federaal
waxaana uu madaxweynaha dowlad goboleedka hirshabeelle uu sheegay in dhankooda ay ka qaadan doonto kaalin muuqata oo mug leh.
madaxweyanaha cusub ee maamulka hirshabeele ayaa waxa laga sugayaa isbadal iyo waxqabad la taabankaro uu ka sameeyo deegaanada mamaulka hirshabeele oo dhwaan un loo doortay
iyadoona laga sugayo in isbadal uu kusameeyo dhinac amniga deegaanada hirshabeele oo ay mar marka qaar ka dhacaan faallal amniga ka baxsan

