Cullimada Somaliyeed Oo Bayaan Kasoo Saaray Khilaafka Hareeyay Doorashooyinka Dalka

0

culimada somaliyeed oo ku biiray shirka musharaxiinta madaxweynaha ayaa waxa ay warka soo saareen arimaha kusaabsan khilaafka siyaasinta ee arimaha doorashooyinka

waxaan ay culimada somaliyeed ayso jeediyeen  in khilaafka lagu dhameeyo wada hadal waallalnimo iyo iyo isu tana sul

sidookale waxa ay xukuumada somaliya ugu baaqeen in ay hormuudka ka noqdaan wada xaajoodka iyo turxaan bixinta khilaafka arimaha doorashooyinka iyo in ay gogol fidiso

Halkaan Hoose Ka Aqriso

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here