Ana Sayfa Wararka Hogaamiyaha Xisbiga Wada Jir Oo Dhalecayn Kala Dul Dhacay Guddiyadii Ay Soo Magacaabeen maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle

Hogaamiyaha Xisbiga Wada Jir Oo Dhalecayn Kala Dul Dhacay Guddiyadii Ay Soo Magacaabeen maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle

0
Hogaamiyaha Xisbiga Wada Jir Oo Dhalecayn Kala Dul Dhacay Guddiyadii Ay Soo Magacaabeen maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle

Gudoomiyaha xibigga wadajir cabdiraxmaan cabdi shakuur warsame oo qoral kooban soo dhigay bartiisa facebooga ayaa dhaleeceeyay gudiyada ay soo magacaabeen maamulada hirshabeelle iyo galmudug.

Waxaana uu sheegay in fara galin ay ku jirtoto gudiyada loo soo magaacabay in ay soo xulaan xildhibaanada ka mid noqonaya barlamaanka cusub ee uu dalku yeelanayo kuwaasi oo maamulada hirshabeelle iyo galmudug ku matalaya labada akhal ee barlamaanka.

Hagaamiayaha xisbiaga wada jir  ayaa xusan in dadkan ay yihiin  kuwa laga soo xulay qaar kood hay,ada nisa

“Inta badan xubnaha labada guddi doorasho ee laga soo magacaabay Hirshabele iyo Galmudug waa xubno ka tirsan hay’adda Nabadsugidda Qaranka,

waxaana badankood laga soo magacaabay xafiiska taliyaha nabadsugidda. Halka Guddiga heer Federaal uu badankiisa yahay taageerayaashii baraha bulshada ee Madaxweyne Farmaajo ”

Hadalka cabdiraxmaan c.shakuur ayaa waxa uu imanaya xili maamulada galmudug iyo hirshabeele ay ku dhawaaqeen ama ay soo magacaabeen gudiyada soo xulaya xidhibaanada maamulkooda ku matalaya labada aqal ee barlamaanka faderaalka somalia

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here