Guddiga Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Hirshabeelle oo La Magacaabay

0

Xildhibaanadda  Cusub ee Baarlamaanka Dowladd Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta la dhaariyay,waxayna Gudomiye Kmg ah u doorteen Xildhibaan Maxamud Siyaad Barkhadle.

Intaas kadib waxa ay yeesheen kalfadhigii 1aad kulankiisii 1aad iyagoona doortay Guddiga Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Dowlada Hirshabeelle.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here